Tuesday, June 24, 2025

QARAX weyn oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay  magaaladaasi.

Qaraxa ayaa la sheegay in lala beegsaday Baar ku yaal Magaalada, waxaana ka dhashay waxyeelo  dhimasho iyo dhaawac leh.

Wararkii ugu horeeyay ee laga helo qaraxa ayaa  sheegaya in qaraxu ahaa miino lagu aaskay afka hore ee Baarka oo dad badan ay ka cunteynayeen.

Ciidamada amaanka ayaa tegay goobta qaraxa ka dhacay, iyadoo dhaawacyo laga qaaday halkaasi, waxaana soo baxaya faahfaahin ku saabsan qaraxa.

Magaalada Kismaayo ayaa la ciirciireysa dadkii ugu badnaa kadib doorashada aqalka hoose oo magaaladaasi ka bilaabatay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON