Saturday, June 28, 2025

Qarax xoog leh oo ka dhacay Magaalada Paris & Wararkii ugu danbeeyay [Sawirro]

Qarax xoog leh ayaa ka dhacay  magaalada Paris ee dalka Fransiiska, kadib markii ay mar kaliya qaraxday xarun Foorno ku taalla bartamaha Paris.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhashay Gaas fakaday oo Foornada u gudbay, wuxuuna dhaliyey dab iyo qarax aad u weyn, iyadoo wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in ilaa 9 qof ay si xun ugu dhawacmeen, waxaan dhismaha laga soo badbaadiyey dadkii ku jiray.

Qaraxa ayaa baabi’iyey Foornada Hubert oo ku taalla Geeska waddooyinka isku gudban ee Saint-Cecile iyo Rue de Trevise. Gadiidka dab-damiska iyo shaqaalahooda ayaa goobtaasi gaaray oo markii danbe ku guuleystay inay damiyaan dabkii ka dhashay qaraxa oo dhaliyey burbur xoog leh.

Paris firefighters have been battling a blaze at a bakery caused by a suspected gas explosion at a bakery on the corner of the streets Saint-Cecile and Rue de Trevise

Firefighters helped elderly survivors living above the bakery from the first floor following this morning's blast in ParisMultiple people have been injured following the blast which ripped through the bakery in central Paris early this morning

A line of cars was destroyed by the blast which caused fires to break out in the popular bakery in north-eastern Paris

The explosion blasted rubble across the street outside the bakery shattering windows and destroying nearby cars

Medical teams triaged survivors on the street before sending the more seriously injured people to hospital 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON