Thursday, June 26, 2025

Qarixii labaad ee Gaari lagu xiro oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarixii labaad oo ah nooca lagu xiro Gawaarida uu ka dhacay magaalada.

Qaraxa ayaa la soo weriyay inuu qabsaday gaari ku sugnaa xaafadda Dabakaayo madow ee degmada Dharkeynley, waxaana uu ahaa gaari uu watay mid ka mida ergadii magaalada Jowhar ku soo dooratay xildhibaanada Baarlamaanka.

Qofka gaarigiisa loogu  xiray qaraxa ayaa la sheegay inuu dhaawac sahlan soo gaaray laakiin aanay waxyeelo ba’an soo gaarin.

Ciidamada goobta gaaray ayaa sheegay in qaraxa aanu geysan khasaare, balse ay wadaan baaritaan.

Maanta ayaa qarax noocan oo kale ah ka dahcay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, agagaarka isgoyska Debka iyadoo uu ka badbaaday qofkii loogu xiray,

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON