Qashin fara badan ayaa halis ku haya Suuqa weyn ee degmada Xamarweyne, iyadoo Ganacsatada suuqaasi ay si weyn uga cabnayaan inaan laga qaadin 4 maalmood qashinka oo keenay xaalad lagu ganacsan waayey, iyagoo bixiya kharashka shirkadda Qashinka ee heshiiska kula jirta maamulka G/Banaadir.
Guddoomiyaha degmada Xamarweyne Cumar Shariif Jeeg oo hadlay ayaa sheegay in maamulkiisa uu gacmaha ka xiran yahay, isla markaana aan lagu eedeyn karin isaga inuu waajibkiisa. “Waxaan kuu sheegayaa mudane madaxweyne inaan gacmaha ka xirxiranahay, waxaan nahay dad jeebo ku dhegan tahay..” ayuuna yiri.
HOOS KA DAAWO