Wednesday, June 25, 2025

Rag Dabley ah iyo Hubkii ay wateen oo lagu qabtay xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa xalay gacanta ku dhiga rag dabley ah iyo hubkii ay wateen, kuwaasoo la sheegay inay falal amni darro ka wadeen magaalada.

Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay mid ka mida laba nin oo bistoolado ku hubeysnaa, iyadoo midkii kalena uu baxsaday, waxaana arintan ay ka dhacday xalay xaafadda Xamar-bille ee degmada Wardhiigley, magaalada Muqdisho.

Mid ka mida raggii la qabtay ayaa lasoo bandhigay iyadoo midkii kale la sheegay inuu hubkiisii tuuray oo uu ka baxsaday ciidamada amniga. Guddoomiyaha degmada Wardhiigley Seynab Xaabseey  sheegtay in maqribkii labo nin oo hubaysanaa laga soo qabtay xaafadda Xamar Bile.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON