Saturday, July 19, 2025

Rag hubeysan oo Sheekh Caan ah ku dhex dilay Masjid ku yaalla Magaalada Baydhaba

Magaalada Baydhabo ee Xarunta maamulka K/Galbeed ayaa la sheegay in xalay lagu dilay Sheekh caan ah oo ka mid ahaa ergadii dooratay Baarlamaanka Federaalka.

Dabley Bistoolado wadata ayaa  Masjid ku yaalla  Baydhabo ku dhex dishay Sheekh Maxamed Madeer, dilkan oo naxdin weyn ka abuuray magaalada.

Labo dabley ah oo ku hubeysan bistoolado ayaa gudaha u galay Masjid uu ku jiray sheekha oo xilligaasi tukaday Salaadii Cishaha, waxaana rasaas ay ku fureen ugu dhintay isla masjidka.

Kooxda Alshabaab ayaa si gaara u ugaarsata ergadii soo dooratay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON