Saturday, July 19, 2025

Rag ka tirsanaa Alshabaab oo lagu toogtay Magaalada Baydhaba

Afar nin oo lagu helay inay Alhabaab ahaayeen, kana dambeeyeeny Qaraxyo ka dhacay Maqaayado ku yaalla  Baydhabo ayaa lagu toogtay saaka magaalad Baydhaba.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukunkan dilka ah ku fulisay afartan ruux oo hore loogu soo eedeeyay abaabuleen qaraxyo dad badan ku dhinteen oo bishii February  ee 2016 ka dhacay magaalada Baydhabo.

Toogashada ayaa ka dhacday duleedka magaalada Baydhabo, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida Jen. Liibaan Cali Yarow iyo Saraakiil kale.

Ragga la toogtay waxay kala yihiin Cabdi ladiif Macalin, Xasan Aden Mursal, Sharmaad Aawow iyo Ziyaad Xasan Faarax.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON