Sunday, July 13, 2025

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo socdaal maalgelin raadis ah ku tegay Dalka Qatar [Sawirro]

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa saaka ka degay Magaalada Doha ee dalka Qatar iyadoo booqashadan ay tahay mid rasmi ah sida ay shaacisay wakaalad Wararka ee dalka Qatar.

Waxaa wafdiga Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ku soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Dooha Wasiirka Gaadiidka dalka Qatar iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Qatar, waxaana uu berri kulan la yeelan doonnaa Amiirka dalka Qatar Tamin Bin Hamad Al-thani.

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo saaxiib dhow la ah dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka, isla markaana deeq dhaqaale oo fara badan ka hela, dalkiisna ka fuliya mashaariic waaweyn ayaa haddana raadinaya maalgelinta dalka Qatar oo ka mida dalalka ugu qanisan Khaliijka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON