Friday, July 11, 2025

Ra’iisal wasaaraha oo 150-kun Doolar ugu deeqay dhismaha Garoonka ku yaalla Koonfurta Gaalkacyo

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo socdaal ku jooga magaalada Gaalkacyo ayaa shaaciyay in xukuumadiisa ay lacag ugu deeqeyso dhismaha garoonka ciyaaraha Koonfurta Gaalkacyo ee lagu magacaabo C/llaahi Ciise.

Isagoo galabta orod jimicsi ah dhalinyarro kula qaatay garoonka C/llaahi Ciise ayuu sheegay in dhismaha garoonka ay dowladda Somalia ku bixineyso $150,000 si uu u noqdo garoon ku habboon in dhallinyaradu ku ciyaaraan kubbadda cagta.

Waa markii ugu horeysay ee Ra’iisal wasaaraha uu shaaciyo taageero dhaqaale inay xukuumadiisa ku bixineyso maamulka Galmudug oo uu ku sugan yahay muddo ku dhow saddex toddobaad.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON