Monday, July 14, 2025

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay Guddi cusub (Akhriso)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya dhammeystirka qorshaha Deyn cafinta dalka oo xukuumaddau sheegtay inuu meel gabogabo ah marayo.

Guddigan ayaa waxaa guddoomiye u aah Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda Mahdi Maxamed Khadar, waxaana ku jira wasiirada Maaliyadda, Boostada & Isgaarsiinta, Kalluumeysiga, Qorsheynta, Dekadaha, Wasiiru dowlaha Maaliyadda iyo Guddoomiyaha Bangiga dhexe.

Guddiga ayaa la sheegay inay labadii todobaadba mar kulan yeelan doonaan si ay ula socdaan meesha uu marayo qorshaha Deyn cafinta dalka.

Arrinta deyn cafinta ayay xukuumadda Kheyre ka dhigtay qorshe weyn oo ay u ololeyso iyadoo shaki badan ka jiro in arrintaasi suurageli karto inta xukuumaddani jirto.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON