Monday, July 14, 2025

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo martiqaad ka helay Madaxweynaha Kenya, una dhoofay Nairobi

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa la sheegay inuu martiqaad ka helay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, waxaana inta uu joogo dalka Kenya uu wadahadal la yeelan doonaa madaxda dalka Kenya, sida  Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, iyagoo ka wada hadli doona xiriirka labada dal, iskaashiga dhaqaalaha iyo Amniga.

Heshiisyo kala duwan oo ay hore u kala saxiixdeen labada dal ayaan dhaqan gelin sida ganacsiga. Wuxuu socdaalkan ku soo beegmay laba toddobaad kadib markii kooxda Alshabaab ay weerar xoog leh ku qaaday magaalada Nairobi iyo eedeymo kasoo baxay Booliska Kenya oo ku saabsan  in kooxdii weerarka geysatay ay wataen hub ay leedahay dowlada Somalia.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON