Monday, June 23, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre iyo Mid ka mida Mucaaradka ugu weyn Xukuumadiisa oo ku kulmay Abu Dhabi [Sawirro]

Wararka laga helayo dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalkaasi uu kulan dhex maray mid ka mida xildhibaannada ku kacsan xukuumadiisa.

Kulanka ayaa dhex maray Xildhibaan C/rashiid Xiddig oo hoggaamiye ah Madasha Horusocod oo ah xildhibaannadii ugu horeeyay ee isu baheystay mucaaradnimada dowladda Farmaajo iyo Kheyre.

Kulanka ayaa sheegay inuu qeyb ka yahay qorshe Imaaraadka Carabta ku heshiisiineyso dowladda Soomaaliya iyo Kooxaha kasoo horjeeda.

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing, suit and shoes

Image may contain: 2 people, people standing, suit and shoesImage may contain: 2 people, people standing, suit and shoes

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON