Monday, July 14, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre: “Maanta Dad baa diidan horumarka umadda Soomaaliyeed…” [Dhageyso]

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa afka furtay oo ka hadlay markii ugu horeysay dadka kasoo horjeeda xukuumadiisa.

Isagoo ka hadlayay xarunta Akadeemiyadda Cilmiga Fanka iyo Sugaanta ee Muqdisho oo uu maanta booqday ayuu sheegay inay jiraan dad aanay u muuqan wanaagga iyo waxqabadka dowladda.

“Maanta dad baa diidan horumarka umadda Soomaaliyeed, wax walba oo wanaagsan oo la qabanayo, dad ayaanay u muuqan, xukuumadda iyo dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo anigana aan Ra’iisal wasaaraha ka ahay waxaa u muuqda wax badan oo aad idinku arki doonaan mustaqbalka…” ayuu yiri Ra’iisal wasaare Kheyre oo sheegay inay jiraan u fekeraya sanadaha soo socda aayaha umadda.

DHAGEYSO RA’IISAL WASAARE KHEYRE

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON