Thursday, June 26, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo dhagax dhigay Dib u dhiska Wado muhiim ah magaalada Muqdisho [Sawirro]

Munaasabad lagu dhagax dhigay dhismaha jidka soddonka oo ka mida waddooyinka ugu waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa maanta ka dhacday caasimadda.

Ra’iisul Wasaaraha sheegay in dhismaha Wadooyinka Magaalada Muqdisho ay ka qeyb qaadanayso bilicda iyo xasilinta nabadda, ayna sii xoojineyso dhaqaalaha.

Xaafadda dhacay dhigay waxaa ra’iisal wasaaraha ku wehliyay guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi iyo madax ka tirsan dowladda Federaalka.

Dhismaha Jidkan oo ka mida kuwa ugu waaweyn ee burbursan caasimadda ayaa la sheegay inay hirgelinayaan ganacsatada Gobolka Banaadir, iyadoo hore loo filayay in shirkad Turki ah ay fuliso dhismaha.

DAAWO SAWIRRO

2

1

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON