Friday, June 27, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo dib u soo celiyey tegista Goobaha Bulshada ee Muqdisho [Sawirro]

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dib u soo celiyay kormeero  uu ku tegayo qaar ka mida goobaha bulshadu isugu timaado ee magaalada Muqdisho.

Kheyre ayaa galabnimadii shalay iyo xalay tegay dhowr goobood oo Muqdisho ka mida, wuxuuna halkaasi kula kulmay dadweyne kala duwan oo uu waqti la qaatay iyo wada sheekeysi, waxayna arrintan hakad ku jirtay muddo dhowr bilood ah.

Goobaha uu tago Ra’iisal wasaaraha waxaa la dhigaa ciidamo fara badan, iyadoo la xiro wadooyinka soo gala.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON