Sunday, July 13, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo gaaray dalka Switzerland [Daawo Sawirrada sida loo soo dhoweeyay]

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Davos ee dalka Switzerland , halkaasi oo uu ka qab galaayo shirka dhaqaallaha adduunka.

Wafdiga Ra’iisal wasaaraha waxa garoonka diyaradaha Zürich kusoo dhoweeyay safiirka Soomaaliya ee dalkaasi Faduma Isaniya iyo dad kooban oo Soomaali ah oo dalkaasi ku nool, iyadoo kadibna ay u gudbeen magaalada Davos.

. “Aniga iyo wefti ballaaran oo aan hoggaaminayo ayaa gaarnay dalka Switzerland si aan uga qeyb galno shirka Madasha dhaqaalaha adduunka oo si rasmi ah naloogu soo casuumay” ayuu yiri Kheyre.

Waxaa uu intaasi kusii daray hadalkiisa “Koboca Dhaqaalaha Dalka waa ahmiyadda u horreysa ee xukuumaddayda, si dhaqaalaha dalku kor loogu qaadana waa Inaan xiriir wanaagsan oo ku shidan isla xisaabtan iyo daah-furnaan la sameynaa adduunyada”

https://pbs.twimg.com/media/DUNZEbEX0AACLql.jpg

Image may contain: 2 people, people sitting, suit and indoor

Image may contain: 1 person, sitting, suit and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON