Monday, June 23, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo kashifay xeeladaha ay Alshabab isku dayeen inay ku joojiyaan dhismaha Jidka Muqdisho & Afgooye

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in mid ka mida mashaariicda ay xukuumadiisa hirgelineyso oo ah dhismaha Jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye oo lagu gabagabeyn doono muddo 2 bilood ah.

Xasan Cali Kheyre oo ka hadleyay shirweynaha Dhalinyarada oo maanta Muqdisho ka furmay ayaa sheegay in jidkaasi oo si casri ah loo dhisi doono uu ka qeyb qaadan doonto isku socodka Muqdisho iyo Afgooy, uuna xoojin doono Ganacsiga, wuxuuna shaaciyey sida ay Alshabaab isugu dayeen inay u joojiyaan dhismaha jidkaasi oo shacabka Soomaaliyeed waxtar u leh.

Wuxuu sheegay in Alshabaab ay 11 weerar kusoo qaadeen dhismaha jidkaaasi, balse ay ciidamada Dowladda ka difaaceen, taasoo muujineysa in Alshabaab ay caddow ku yihiin horumarka dalka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON