Thursday, April 18, 2024

Ra’iisal wasaare Kheyre oo kormeer kedis ah ku tegay Wasaaradda Maaliyadda [Sawirro]

Ra’iisal wasaaraha xukuumada soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer kedis ah ku tegay wasaaradda Maaliyada.

Kormeerka Wasiirka koowaad ayaa ka mid ahaa kormeerada kediska ay ee uu ku sameynayay wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya, taasoo wax weyn ka bedeshay qaabka shaqo ee wasaradaha oo hore u ahaa goobo xiligii la doono loo shaqo tago.

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa xarunta wasaarada Maaliyadda markii uu tegay kormeeray xafiisyada wasaarada isagoo wareystay shaqaalaha  shaqaalaha iyo agaasimeyaasha wasaaradda.

Ad

SAWIRRO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON