Monday, July 14, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo New York kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka [Sawirro]

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali kheyreo ku sugan magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergey Lavrov.

Ra’iisal wasaare Kheyre iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruusha Sergey Lavrov ayaa ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal ka dhaxeeya iyo sidii Dowladda Russia ay uga qeyb qaadan laheyd taaheerada Soomaaliya, gaar ahaan dhinaca dhismaha Ciidamada qalabka sida  iyo qalabeyntooda.

Wafdiga labada dhinac ayaa isku afgartay qodobo dhowr ah, iyadoo lagu balamay in la kordhiyo kulamada ay yeelanayaan masuuliyiinta labada dowladood, si loo adkeeyo xiriirka muddada dheer jira ee Soomaaliya iyo Ruushka ka dhaxeeya.



NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON