Tuesday, July 1, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo safar aan la fileyn ugu dhoofay dalka Itoobiya

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda dalka Itoobiya.

Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay inuu la xiriiro sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo kulamo la yeelan doona madaxda dalka Itoobiya iyo qaar ka mida dalalka beesha caalamka. 

Safarkan oo aan la fileyn ayaa yimid xilli uu xalay ku dhawaaqay Ra’iisal wasaaraha amarro lagu soo rogay goobaha waxbarashada iyo shirarka waaweyn oo dowladda Soomaaliya ay joojisay si looga hortago faafidda cudurka CoronaVirus.

Image may contain: 5 people, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON