Monday, July 14, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo shaaciyay in la kordhinayo Howlgalka Ciidamada Xasilinta [Dhageyso]

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa shaaciyay qorshe lagu kordhinayo howlaha ammaanka iyo howlgalka ciidamada xaslinta.

Mudane Kheyre ayaa dalbaday wada-shaqeyn ay yeeshaan shacabka iyo ciidamada, taasoo lagu xoojin karo ammaanka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, wuxuuna intaas  ku daray in ujeedka howlgallada ammaanka uu yahay magaalada Muqdisho iyo dalka oo dhan.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ballanqaday in la dardar gelin doono arrimaha amniga inta laga gaarayo nabadgelyo ay ku qancaan in dowladdu ilaalin karto amnigooda.

DHAGEYSO RA’IISAL WASAARE KHEYRE

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON