Monday, June 23, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo shaaciyey in Xukuumaddu bixin doonto deymaha looga leeyahay Gudaha [Sawirro]

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale maanta kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.

Mudane Kheyre ayaa xarunta Wasaaradda maaliyadda kula kulmay Wasiirka Maaliyadda Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, wasiir ku xigeenka iyo wasiiru dowlaha, wasaaradda, waxaana kormeerkiisu la xiriiray u kuur gelida howlaha shaqo iyo shaqaale ee Wasaaradda.

“Xukuumadeydu waxay xooga saareysa isla xisaabtanka iyo daah-furnaanta, waxaan rajeynayaa marka uu dhamaado sanadkan 2017 in wax deyn ah looga yeelan doonin gudaha dalka”, ayuu yiri Ra’iisal wasaare Kheyre oo wasaaradda maaliyadda ku tirtirsiiyey in la bixiyo dhammaan deymaha gudaha.

Ad

Wasiirka Maaliyadda Dr. C/raxmaan Beyle ayaa sheegay in Ra’iisal Wasaare Kheyre uu mar kale booqday Xarunta Wasaarada Maaliyadda, Xili ay socotay shaqada maalinlaha ah ee Wasaaradda.

SAWIRRO

Image may contain: 1 person, sitting, suit, beard and indoor

- Advertisement -

Image may contain: 2 people, people sitting, living room and indoor

Image may contain: 4 people, suit

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON