Thursday, July 17, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo xariga ka jaray Saldhigga Milateriga Turkiga ee Muqdisho [Daawo Sawirro]

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xariga ka jaray saldhiga milateriga Turkiga ee magaalada Muqdisho.

Xafladii furitaanka saldhigga oo ay ka qeyb galeen taliyeyaasha ciidamada Turkiga iyo Soomaaliya waxaa lagu soo bandhigay qorshaha saldhigga iyo howlaha uu qaban doono ee loogu talogalay.

Saldhigga ayaa lagu tababari doonaa ciidamada Soomaaliya, isagoo qeyb ka ah dib u dhiska lagu sameynayo ciidamada Soomaaliya. Furitaanka  saldhigga ayaa dib u dhac ku yimid iyadoo hore loo qorsheeyay bishii Janaayo ee sanadkan.

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON