Monday, June 23, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo xil sare u magacaabay Dr. C/raxmaan Baadiyow

Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Dr. Cabdiraxmaan Cabdulaahi Macalin Baadiyow oo ka mid ahaa musharaxiintii Madaxweynaha Soomaaliya loogu magacaabay La-Taliyaha sare Ra’iisul Wasaaraha ee arrimaha nabadeynta iyo dib u heshiisiinta.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre markuu tixgaliyay baahida loo qabo in la magacaabo La-taliye sare oo Khibrad u leh arrimaha nabadeynta iyo dib u heshiisiinta, markuu arkay Qodobada Dastuurka ee kala ah Qodobka 99-aad (A) (D) iyo Qodobka 100-aad (A) (D) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Markuu arkay taariikh nololeedka (CV), kartida, aqoonta iyo waaya arragnimada Mudane Dr. Cabdiraxmaan Cabdulaahi Macalin Baadiyow wuxuu u magacaabay magacaabay La-Taliyaha sare Ra’iisul Wasaaraha ee arrimaha nabadeynta iyo dib u heshiisiinta.

Ad

Mudane Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Macalin Baadiyow ayaa ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee doorka weyn ka soo qaatay dib u heshiisiinta, horumarinta waxbarashada iyo bulshada intii dalka uu ku jiray burburka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON