Friday, June 27, 2025

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka & Beeshiisa oo qaadacay Doorashada Soomaaliya 2016

Ra’iisal wasaare ku xigeenka xkuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo beeshiisa ayaa qaadacay Doorashada Soomaaliya  ee 2016.

Qoraal ay ku saxiixnaayeen 12 siyaasi oo uu ugu horeeyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka iyo 20 oday ayaa lagu shegay in cadaalad darro weyn ku jiro qaabka loo qeybiyay Aqalka Sare isla markaana ay go’aansadeen inaysan kasii mid ahaan karin nidaamka doorashada.

QORAALKA HOOS KA AKHRI

isaaq1isaaq

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON