Monday, July 14, 2025

Is-rasaaseyn ka dhacday Magaalada Gaalkacyo & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in is rasaaseyn ka dhacday magaalada ay dhalisay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Ciidamo ka tirsan maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa isku rasaaseeyay Suuqa Barwaaqo, xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo, waxaana wararka ay sheegayaa in qof haweeney ah ay ku dhimatay rasaastaasi, iyadoo qof kale uu ku dhaawacmay.

Labada ciidan ayaa rasaas waaweyn is weydaarsatay,  iyadoo aan la ogeyn sababta keentay rasaasta dhacday. Xaaladda ayaa kacsan iyadoo wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in labada maamul ay xaaladda soo dhex galeen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON