Friday, July 4, 2025

RW Rooble oo magacaabay Guddi ka kooban 34 Xubnood (Akhriso Magacyada)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadd Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble aya magcaaabay Gudi ka kooban 34 qof oo la sheegay inay dardar galiyaan howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an ku yeelatay abaarta dalka ka jirta.

Guddgan ayaa ah isku dhaf oo ka looban Golaha Xukuumadda iyo qeybaha Bulshada, waxaana guddoomiye u ah Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, waxayna kala yihiin:

1. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS

2. Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye : Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka

3. Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

4. Mudane Jamaal Maxamed Xasan:Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta

5. Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha

6. Cismaan Abokor Dubbe: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska

7. Mudane Cumar Cali Rooble: Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

8. Mudane Cabdicasiis Xasan Ashkir: Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

9. Marwo Shukri Maxamuud Afrax: Wasiiru-dowlaha Tamarta iyo Biyaha

10. Mudane Xaamud Cali Xasan: Wasiir Ku-xigeenka Beeraha iyo Waraabka

11. Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil: Wasiir Ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha

12. Mudane Cabdullaahi Maxamed Shirwac

13. Sheekh Bashiir Axmed Salaad

14. Mudane Sheekh Cabdulqaadir Soomow

15. Mudane Sheekh Yuusuf Cali Ceynte

16. Marwo Caasho Geelle Diiriye

17. Marwo Aamino Xaaji Cilmi

18. Marwo Caasho Shaacuur Ugaas

19. Marwo Batuulo Axmed Gaballe

20. Mudane Cabdi Axmed Baafo

21. Mudane Cabdi Aadan Hoosow

22. Mudane Dr.Maxamed Xaaji

23. Mudane Aadan Ibraahim Aw Xirsi

24. Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aadan

25. .Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

26. Mudane Khadar Ismaaciil Jimcaale

27. Mudane Cabdulfataax Maxamed Cabdinuur.

28. Liibaan Cabdi Cali

29. Amina Axmed Samatar

30. Cali Maxamed Maxamuud

31. Yaasmiin Cabdi Maxame

32. Cabdi Ciise Diirshe

33. Kamaal Daahir Guutaale

34.Shucayb Cabdullaahi Xasan

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON