Wednesday, July 2, 2025

RW Xamsa oo Xoghaye cusub u magacaabay Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka

Ra’iisal wasaarhaa xukuumadda Federaalka Xasa Cabdi Barre ayaa xoghaye cusub oo joogto ayu magaaabay wasaaradda Cadaaladda Dastuurka xukuumadda Soomaaliya.

Wareegto 19-kii bishan Novermbar 2022 kasoo baxday Xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo ay shaacisay wasaaradda ayaa lagu sheegay inay magacaabiddan lagu sameeyay soo jeedinta Wasiirka Cadaalladda Xasan Macalin

Feysal Aadan Xasan loo magacabaay Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, iyadoo magacaabista ay dhaqan gashay maanta oo la shaaciyey.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON