Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ka mida la-taliyeyaasha fara badan ee madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dilka guddoomiyihii Gobolka Banaadir Eng. C/raxmaan Yariisow ay qeyb ka yihiin kuwo uu sheegay inay caddowga u baaqaan.
‘Ninkii shirqoolay iyo ninkii ku farxay tacsiga Yariisow nalama laha, maxaa yeelay kama naxayaan.. Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha hadda jooga iyo xukuumadda hadda jirta ayaa waxaa laga rabaa inay waajibaadkooda gutaan, oo dadkii ka dambeeyay dilka Eng. Yariisow tallaabo sharci ah la mariyo, waana in baarista lasoo gabagabeeyo..” ayuu yiri Salaad Cali Jeelle.
HOOS KA DAAWO