Wednesday, June 25, 2025

Saldhigga Booliska Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho oo la qarxiyay

Qarax ayaa goor dhoweyd lala beegsaday Saldhigga Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kadib markii miino la dhigay dhinaca danbe saldhigaasi ku yaallo.

Miinada oo ahayd mid xoog leh ayaa la dhigay dhabarka dambe ee Saldhiga Degmada Waabari, waxaana qaraxu burburiyay qeybta danbe ee  Saldhiga.

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Bishaar Bishiir Geedi ayaa sheegay in Qaraxa uu ahaa Miino la dhigay dhabarka dambe ee Saldhiga islamarkaana uu burbur Qaraxa soo gaarsiiyay Saldhiga. Wuxu uu intaa ku daray in ilaa hadda qaraxa ku dhaawacmay Hal Qof.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON