Saldhiga milateriga ee Turkiga magaalada Muqdisho ayaa qaadanaya saraakiil iyo leyli-sarkaal loo tababarrayo ciidamada xoogga dalka, iyadoo lasoo bandhigay shuruudaha laga rabo qofka loo qaadanayo.
Saldhigga oo hore tababaray laba dufcadood oo dabley ah ayaa hadda u gudbay inuu soo saaro saraakiil cusub, waxaana codsiga lagu hagaajin karaa xarunta oo soo banhigtay cinwaano iyo shuruudo.
Codsiga ayaa lagu qoran karaa labada luqadood ee Ingiriiska iyo Turkiga, waxaana araajida qabashada ay soconeysaa 2 ilaa 31-ka bisha May ee soo socota: