Wednesday, July 16, 2025

Sarkaal ka shaqeyn jiray Garoonka Aden Cadde ee Muqdisho oo toogasho lagu dilay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar qorsheysan lagu khaarijiyay mid ka mida saraakiisha ka howlgasha Garoonka Diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho.

Kooxo hubeysan ayaa  Xaafadda Dabakaayo-madow ee degmada Dharkeynley toogasho ku dilay sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Xasan Tooxoow.

Dableyda dilka geysatay oo ku hubeysneyd bistoolado ayaa goobta ka baxsaday, halkaasoo ay markii danbe gaareen ciidamada ammaanka  dowladda Soomaaliya.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON