Tuesday, July 15, 2025

Sarkaal ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay Gobolka Hiiraan

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Alsahbaab lagu dilay dagaal ka dhacay degmada Jalalaqsi.

Dagaal degaanka Shaw ee ka tirsan Jalalaqsi ku dhex maray laba maleeshiyo oo ka wada tirsan kooxda Shabaab xalay ka dhacay halkaasi.

Wararka laga helayo saraakiisha dowladda ay sheegeen in dagaalkaasi lagu dilay sarkaal sare oo Alshabaab u qaabilsanaa aagga Jalalaqsi iyo Buuloburte, laguna magacaabi jiray Maxamed Cumar.

Waa markii ee kooxo Alshabaab ah ay isku dhacaan dhexdooda gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON