Monday, June 23, 2025

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Nabadsugidda NISA oo loo xiray Weerarkii Guriga Senator Cabdi Qeybdiid

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliya uu ka mid noqday dadka loo xiray falkii ka dhacay Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid).

Wararka ayaa sheegaya in taliyaha NISA ee degmada Hodon ninka lagu magacaabo Bashiir cabdi Siyaad loo xiray weerarka shalay lagu qaaday Guriga Cabdi Qeybdiid, waxaana la sheegay inuu sarkaalkan ahaa qofkii ugu horeeyay ee taga Guriga Cabdi Qeybdiid markii ay qabsadeen ciidamada weerarka ku qaaday isagoo kala hadlay in Guriga uu leeyahay mas’uul xasaanad leh.

Lma oga ujeedada loo xiray Taliyaha NISA ee degmada Hodon, laakiin waxaa la sheegay inay ka mid tahay baaritaan ballaaran oo lagu hayo kiiska weerarka ka dhacay Guriga oo sidoo kale loo xiray 41 askari oo ay kuwa ay tababartay dowladda Imaaraadka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON