Saturday, July 5, 2025

Sarkaal ka tirsan ilaalada Taliyaha Ciidamada Booliska oo lagu dilay Muqdisho (Faahfaahin)

Sarkaal ka tirsanaa ciidamada ilaalada Taliyaha Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu dilay Magaalada Muqdisho.

Sarkaalka toogashada lagu dilay ayaa lagu magacaabaa L/Xiddigle Aadan Ibraahim Shamiindo, waxaana dilkiisa geystay askari kale oo boolis ah oo isna ka tirsan ilaalada Taliyaha Ciidamada Booliska Gen. Cabdi Xasan Maxsmed (Xijaar), kaasoo la sheegay inuu baxsaday markii uu dilka geystay.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Taliska ciidamada Booliska oo ku saabsan falka dilka ah ee ka dhacay Guriga Taliyaha ciidamada Booliska.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON