Tuesday, June 24, 2025

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Booliska oo isku daldalay Magaalada Muqdisho

Wararka la helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya oo isku daldalay Xaafada Sheelare ee degmada Xamar.

Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed ayaa la sheegay inuu saaka Xarig Qoorta surtay, kadibna uu is daldalay, wuxuuna xilligaasi xirna darajada ciidanka ee Gaashaanle Dhexe, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan sababta ku kaliftay arrintan naxdinta.

Arrintan auyaa naxdin ku noqotay dadka degan xaafada Sheelare ee degmada Xamar Jajab, waxayna isugu soo baxeen guriga uu isku daldalay, Mana jirto cid caddeyn ka bxiisay sababta ku kalifay in sarkaalkani uu is daldalo, waxaase dadku isla dhex marayeen in muddooyinkii danbe aanay xaaladiisu fiicneyn .

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON