Saturday, August 9, 2025

Sarkaal sare iyo ciidamo ka tirsan Galmudug oo u goostay maamulka Ahlu suna

Sarkaal  kale oo  tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo wata ciidan iyo Afar baabuurta dagaalka ah ayaa ka goostay Ciidamada Maamulka Galmudug ee C/kariin Guuleed hogaamiyo isagoo u galay dhinaca Maamulka Ahlusunna ee gobolada dhexe.

Mareergur

Sarkaalka ayaa magaciisa lagu sheegay Liibaan Cali Madaxweyne, wuxuuna ka gudbay Aagga Gaddoon ee Gobolka Galgaduud, isagoo u galay Ahlu suna. Mas’uuliyiinta Galmudug xaqiijiyay in sarkaalkaasi uu dhinacooda ka goostay una  galay dhinaca Ahlusunna.

Waa sarkaalkii labaad ee u goosta dhinaca Ahlu suna, kadib markii uu dhowaan madaxii nabadsugidda magaalada Beledweyne iyo ciidamo uu wato au goostay dhinaca Ahlu suna isagoo ka gudbay Matabaan.

Ahlu suna ayaan weli wax hadal ah ka soo saarin saraakiisha dhinacooda  u soo goosanaya in sababta ka daneysa midna, waxaana wararku sheegayaan in xaalada gobolada dhexe ay isku qasan tahay.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON