Thursday, July 3, 2025

Sawirrada Musharax C/raxmaan Faroole oo lagu arkay Magaalada Muqdisho

Iyadoo ay sii xoogeysaneyso ololaha musharixiinta Doorashada xilka madaxweynaha ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho waxaa markii ugu horeysay lagu arkay sawirrada musharax C/raxmaan Faroole.

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ahaa qofkii ugu horeeyay ee xilka madaxweyne isu soo sharxa, waxaase uu gaabsaday muddooyinkii dambe, laakiin wadooyinka Muqdisho ayaa lagu arkayay boorar uu ku xardhan yahay musaharaxan gaar ahaan waddada garoonka diyaaradaha iyo bartamaha Muqdisho.

C/axmaan Faroole ayaa loo arkaa nin aad u xag jira oo cadaawad badan u haya dadka degan Muqdisho, isagoo si aan  xikmad lahay weeraro qaawan ugu qaaday Muqdisho iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda.

farole

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON