Monday, July 7, 2025

SAWIRRO: Alshabaab oo dhoolatus ka sameysay Degaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

Kooxda Alshabaab ayaa dhoolatus dabaaldeg ah ku sameysay degaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan oo dhowaan ay ka qabsatay ciidamada Itoobiya iyo kuwa Soomaalida.

Degaan Moqokori waxaa si lama filaan ah uga baxay ciidamada wada socda ee Itoobiyaanka iyo kuwa Soomaalida, taasoo keentay inay isla markiiba qabsadaan maleeshiyada Alshabaab.

SAWIRRO

moqokorimoqokori1moqokori2moqokori3

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON