Thursday, June 26, 2025

Sawirro: Alshabaab oo soo bandhigay Hub iyo Gaadiid oo ay ku qabsadeen dagaalkii Yaaqbari-weyne

Kooxda Al Shabaab ayaa soo bandhigay Sawiro muujinaya Hub iyo Gaadiid dagaal oo ay ciidamada dowladda Soomaaliya  kala wareegeen dagaal 18-kii september ka dhacay degaanka Yaaqbari-weyne ee Gobolka Shabeellaha hoose. Shabaab Sawirada ay soo bandhigeen ayaa muujinaayay gaadiidka dagaalka ciidamada oo ay dab qabadsiiyeen, sidoo kalena qaarkood ay sureen calanka Astaanka u ah Shabaabka

Kooxda Alshabaab habaab ayaa sidoo kale Sawirada la soo bandhigay lagu arkaayay iyaga oo garbo duub u xiray Askari ka tirsan ciidamada Dowladda oo ay gacanta ku dhigeen.

HOOS KA DAAWO
16292b30

3fc288c2

6cd8c387

09a574b4

50c954c4

60a3730c

079fc87f

82bdfe65

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON