Sunday, June 22, 2025

SAWIRRO: Alshabaab oo soo bandhigtay Diyaarad Drone oo ay ku qabsatay Duleedka Kismaayo

Alshabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad Drone oo nooca wax basaasa ah, taasoo ay sheegeen inay leeyihiin ciidamada Mareykanka ee fadhigoodu yahay Magaalada Kismaayo.

Maleeshiyada Alshabaab ee Jubbooyinka qabsaday diyaaradda Drone-ka ah ee aadka u yar, waxaana la sheegay inaan lasoo ridin ee ay iskeed ugu soo dhacday duleedka Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.

Diyaaradda ayaa waxaa laga arki karaa inay ku xiran yihiin Kaamirooyinka ilaalada iyo kuwa la socda dhaqdhaqaaqa, waxayna Alshabaab diyaaradda ku bilaabeen inay furfuraan.

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON