Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay saanad milateri oo isugu jirta Gaadiid iyo hub ay ku qabsatay dagaalkii dhowaan ka dhacay aagga Buulogaduud ee duleedka magaalada Kismaayo.
Qeybta Warbaahinta Alshabaab ayaa faafisay sawirrada hubkii fara badan iyo laba ka mida gaaididka dagaalka oo ay sheegtay in Ciidamada Jubballand looga qabsaday Dagaalkii Buula Gaduud.
DAAWO SAWIRRO