Friday, July 11, 2025

SAWIRRO: Alshabaab oo soo bandhigtay Gaari Beebbe ah oo ay ka qabsadeen Ciidamada Dowladda

Kooxda Alshbaab ayaa soo bandhigay Gaari gaashaaman oo nooca Beebbe-ha ah, kaasoo ay sheegtay inay ku qabsatay dagaal ka dhacay Gobolka Sh/hoose.

Gaarigan ayaa waxaa ka muuqda calaamadda ciidamada xoogga dalka, iyadoo aan la shaacin xilliga uu dhacay dagaalka lagu qabsaday, waxaase muuqata in Alshabaab ugu talogashay olole ka dhan ah ciidamada dowladda iyo taageerada hubka ee la siiyo dowladda Soomaaliya.

Arrintan ayaa ku soo beegantay iyadoo saxaafadda Kenya ay baahiyeen in hubkii lagu weerarray magaalada Nairobi dhowaan uu ahaa hub ay leedahay dowladda Soomaaliya oo Alshabaab ay isticmaaleysay iyo gawaari gaashaaman oo dowladda Qatar ay ugu deeqday Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA







NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON