Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo magacaabay Xil sare [Akhriso Wareegto]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabayo la-taliye sare oo dhinaca saxaafadda ah.

Guddoomiye Mursal ayaa la-taliyihiisa dhinaca warbaahinta u magacaabay Liibaan Maxamed Xuseen oo noqonaya la-taliyihii saddexaad ee uu guddoomiyaha Baarlamaanka magacaabo intii uu xilka yimid.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

120,753FansLike
798FollowersFollow
2,965FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!