Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Alshabaab oo soo bandhigtay Hub & Maleeshiyo ay Beesha Xasan Sheekh kala wareegtay

Kooxda Alshabaab ayaa degaanka Mesagowaa ee Gobolka Galgaduud kusoo bandhigtay maleeshiyo iyo hub fara badan oo ay sheegtay inay Itoobiyaanka ku sugan Galgaduud la shaqeyn jireen.

Alshabaab ayaa sheegtay in maleeshiyadaasi ay la dagaal geli jireen ciidamada Itoobiya ee Bariga Galgaduud ka howlgala, iyagoo ka tirsan Beesha Waceysle ee Madaxweyne Xasan Sheekh kasoo jeedo oo Shabaab ay sheegtay in waxgaradka Beeshaasi ay dib u soo celiyeen.

Hubka Alshabaab soo bandhigtay ayaa aad uga badnaa tirada dhalinyarada, waxaana ka dhex muuqday odayaal dhowr ah, iyadoo ay tahay markii labaad ee hub iyo maleeshiyo ay Beesha Madaxweyne ku wareejiyo Alshabaab.

DAAWO SAWIRRO

galgaduud-1galgaduud-2galgaduud-3galgaduud-4

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON