Tuesday, July 8, 2025

SAWIRRO: Alshabaab oo soo bandhigtay Qalab & jir Dad oo ay kala hareen ciidamada Mareykanka

Kooxda Alshabaab ayaa baahisay sawirrada qalab ay sheegtay inay kala hartay ciidamo Mareykanka oo weerar ku qaaday xarun ay ku leeyihiin gobolka Shabeelada Hoose.

Alshabaab ayaa sheegay in qeyb kamid ah Jirka askari American ah ayaa lagu arkay barxadda weyn ee deegaanka Daarusalaam oo dagaal ku dhex maray ciidamada ciidamada Mareykanka iyo kuwa Alshabab.

Sawirrada waxaa ka muuqda qalab kala duwan oo dawooyin rasaas iyo agab kale isugu jira. Waxaa kaloo ka mida aaladda GBS-ka loo yaqaan. Mareykanka ayaa shaaciyay in askari looga dilay weerar ka dhacay Gobolka Shabeelada Hoose.

DAAWO SAWIRRO

Alshabaab ayaa sheegay inuu sawirkan yahay Daanka askarigii Mareykanka ee la dilay

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON