Weerarkii Alshabaab ku qaaday Saldhiga ciidamada Daraawiishta ee Gobolka Bari wuxuu ahaa kii ugu qasaaraha badnaa ee Ciidamo Soomaaliyeed lagu laayo.
Tirada dhimashada dagaalka ayaa gaartay in ka badan 50 iyadoo 45 ka mida yihiin askarta Daraawiishta Puntland ee xerada ku sugnaa, waxaana dadka lagu dilay weerarka ka mida talieyayashii saldhigga.
Muuqaalada hoosewaa qeyb ka mida meydadkii askarta ee goobta loogu tegay, waxayna muujineysaa heerka qasaaraha dagaalkaasi uu gaaray.
SAWIRRO