Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya wadahadal kula yeeshay wasiirada arrimaha dibadda dalka Bariga Afrika.
Kulanka ayaa looga hadlay xaaldda ammaanka iyo iskaashiga dalalkaasi iyo dowladda Mareykanka, waxaana diirada lagu saaray xaaladda dalka Koonfurta Suudaan iyo Soomaaliya.
Kulanka waxaa ka dhex muuqday wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya C/salan Cumar Hadliye, iyadoo Calanka Soomaaliya uu si weyn u qabsaday goobta shirka.
DAAWO SAWIRRADA KULANKA





Goobjooge.com