Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Ciidamada dowladda oo soo bandhigay meydka Amiirkii Alshabaab ee Suuqa xoolaha [Digniin]

Dagaal xalay ka dhacay degaanka Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay Amiir ka tirsan kooxda Alshabaab.

Dagaalka oo dhexmaray kooxu uu watay Amiirkan oo si weyn looga yiqiin degaamka suuqa xoolaha iyo ciidamada NISA ayaa lagu dilay amiirkan oo lagu magacaabi jiray Jacfar.

Ciidamada NISA ayaa sheegay inay dagaalka ku soo furteen laba qori, isla markaana howgalka lagu guuleystay.

Dhinaca kale dhalinyaro boqolaal ah ayaa lagu soo qabqabay howlgal xalay ka dhacay degmooyin ka tirsan magaalada Muqdisho.

Howlgalkan ayaa ka danbeeyay falal joogto noqday oo dilal iyo qaraxyo isugu jira oo magaalada Muqdisho ku soo batay, kadib doorashadii madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

SAWIRRO  – HA ISKU DAAWAN SAWIRRO QALAFSAN AYAA KU JIRA –

a

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON