Thursday, July 17, 2025

SAWIRRO: Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa maamulka Jubba oo la wareegay degaano ku dhow Kismaayo

Ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ayaa howlgal ka bilaabay Gobolla Jubbada hoose iyadoo la sheegya inay qabsadeen dhowr tuulo oo duleedka Kismaayo ku yaalla.

Dagaalka oo shalay bilowday ayaa la sheegay in ciidamada Itoobiya iyo kuwa Jubba ay kula wareegeen deegaanada waqooyiga ka xiga magaalada Kismaayo oo ay ka mid yihiin: Buulogadud, Wirkooy and Siinka Dheere oo ugu badnaan 50km u jira magaalada Kismaayo.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in howlgalka sii socon doono ayna qeyb ka yihiin ciidamada Itoobiyaanka ee AMISOM iyo kuwa maamulka Jubbaland.

SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON